Farmaajo oo balan uga baxay Qaar kamid ah Musharaxiintii uu la tartamay (Maxaa lagu balamay)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa lagu eedeeyay in balamo uu la galay qaar kamid ah Musharaxiintii uu xilka Madaxweynaha kula tartamay uga baxay, kadib markii uu doorashada ku guuleestay. Mid kamid ah Musharaxiintii Doorashada kula tartamay Madaxweyne Farmaajo oo lagu magacaabo Dr. Saciid Ciise Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday in Madaxwenaha albaabada ka xirtay balamo … Continue reading Farmaajo oo balan uga baxay Qaar kamid ah Musharaxiintii uu la tartamay (Maxaa lagu balamay)